🚨 COWLYAHAN IYO REER AMAADIN 😭 Sargaal liyuu boolis ah oo furinta difaaca shacabka soomaaliyeed ee mooyaale kusugan oo aan fursad yar isu helnay ayaa iisheegay guusha ay gaadheen kasakow in dhankeenana khasaare dhimasho iyo dhaawacba jiro wuxuuna iigu koobay d…
Amiin Qaamuus Akid
频道Soodhawaada nagusoobiira oo nalasocda si aad unoqotid qofka ugu horeeya ee ugu horhela.
互动与广告
近 30 天帖子聚合
- 平均反应
- 14.3
- 平均评论
- 0
- 平均转发
- 9.5
- 广告帖子(30 天)
- 0
- 广告占比
- 0.0%
- 被提及(30 天)
- 0
榜单位置
各窗口最近一次榜单
暂未进入榜单
频道进入榜单池并满足数据条件后会显示名次。
最近帖子
按发布时间倒序,最多展示 8 条
Quruxdeeda darteed ayay qabri ugashay😭 Ala ragu cadowsanaa siiba XuseenQaasim 😡 Usoo duceeya alle ha u naxariisto walaasheen Suleekha Cabdulaahi Xaaji nuure
🚨#WARCUSUB: GUUTADA ARMY 17 (TDF) OO CAGTA MARISAY MILITARYGII ABIY. Xoogaga difaaca Tigrayga TDF khaasatan guutada Army 17 ayaa la sheegay inay dagaal culus kula galeen ciidamo ka tirsan militarygii dawlada Abiy deegaanka Adi-Kilte, degmada Seyemti ee Tigray.…
Dal iyo dibad way ku diyaargaroobeen oromo. Kuwani waa ciidamo cusub oo lagu diyaariyay magalada Mersebit ee dalkaasi Kenya waxaa la rabaa inay dagaalka mooyaale ee shacabka somaliyeed qayb ka noqdaan
Argagaxisadii Oromada oo gubaysa hantidii shacabka somaliyeed ee Jaamuq
Garaad #Kulmiye tadanbe ayuu kajaray oo wuu kabaxsaday warsaxaafadeedkii ay xalay odayaasha dhaqanka ee deegaanku jeediyeen. Wuxuu diiday in #Oromo lacambaareeyo taasoo duudsi ku ah shacabka DDS ee uu garaadka uyahay, weerarada gardarada ahna lagu hayo isagoo…
🚨WAR DEG-DEG AH: Ciidamada Oromada ayaa hada weerar kusoo qaaday shacabka somaliyeed ee degan Malab, Harbour iyo Habito Weerar saf balaadhan weeye waana lagasii diyaargaroobay dagaalku aad buu u culus yahay waxaana la isku adeegsanayaa hub waawayn. Faahfaahint…
Madaxwaynaha mintidka iyo geesiga ah ee deegaanka Soomaalida HE Mustafe Muxumed Cumar waan kahaynaa wuuna kasoobaxay balankiisii ahaa in duulaanka oromadu kusoo qaaday soomaalida DDS la soomaaliwayneeyo si taageero dhan walba ah looga helo somaliwayn looguna m…
相似频道
基于 Telegram 官方相似频道推荐
暂无相似频道
等待相似频道抓取任务运行。